Subscribe to our newsletters

Sign up to our morning and evening newsletters for Garowe's well curated list of our daily highlights.

Garowe Online
  • Home
  • Somalia
  • World
    • Africa
  • National Security
  • Environment
  • Opinion
    • Editorial
    • Cartoons
  • Sports
No Result
View All Result
  • Login
  • Register
Garowe Online
  • Home
  • Somalia
  • World
    • Africa
  • National Security
  • Environment
  • Opinion
    • Editorial
    • Cartoons
  • Sports
No Result
View All Result
Garowe Online
No Result
View All Result

Maraykanka: Al-Shabaab Waxay biloowday adeegsiga drones-ka

Walaaca xukuumadda Washington ayaa kusoo beegmaya xilli maleyshiyadda ay sarre u qaadey weeraradeeda.

Author
09/03/2022
in Somalia
Reading Time: 1 min read
5
SHARES
91
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

WASHINGTON, USA – Mas’uul sare oo ka tirsan dowladda Maraykanka ayaa u sheegay shirka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay in ururka Alshabaab ay haatan biloowday adeegsiga tijnoolajiyadda si ay u Filish weeraro lagu hoobto.

You might also like

Horn of Africa: 5 things you need to know about famine

Al-Shabaab oo qiratay in ay “20 qof” ku laysay Hiiraan

Qof kale oo maydkiisa laga dhex helay duulimaad Kenya Airways

Mudane Jeffrey DeLaurentis oo ah la taliye sare oo ka tirsan xafiiska ergada Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay ayaa sheegay in Alshabaab ay haatan isticmaalayso diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee drones ka si ay u sahmiyo, islamarkaasna u hesho xogo sirdoon oo ku aaddan bartilmaameedyads nugul.

Weerarkii ugu dambeeyay ee ay maleyshiyadda qaadday ayaa ahaa kii 30ka saacadood socday ee hotel Xayaat oo ay dad badan ku waxyeeloobeen, waxaana la sheegay in Shabaabka ay adeegsadeen tijnoolajiyadda si ay weerarkaasi u fuliyaan.

Maraykanka ayaa ammaanay kaalinta dowladda Kenya ku leedahay ka hortagga argagixisada, tahayna in si dhow uu Maraykanka ula shaqeeyo.

Shirka Golaha Ammaanka ee ka hortagga argagixisada oo 31-dii Agoosto lagu qabtay Nairobi ayaa waxaa ka martigaliyay dowladaha Kenya iyo Imaaraatka oo hadda ah xubnaha aan joogtada ahayd ee golaha.

Warbixin shirkan ay Kenya u gudbisay ayay ku sheegtay in Alshabaab ay tahay halis aad u weyn oo weli taagan.

GAROWE ONLINE

Tags: featured

Sign Up For Our Newsletter

Subscribe to our mailing list to receives daily updates direct to your inbox!

Share2Tweet1
Previous Post

Tahriibayaal Soomaali ah oo lagu celiyay Rwanda

Next Post

Jubbaland iyo dowladda federaalka oo ka gorgortamaya Gedo

Recommended For You

Horn of Africa: 5 things you need to know about famine

09/06/2022
Horn of Africa: 5 things you need to know about famine

Famine will occur in parts of Somalia between October and December, the United Nations warned this week, as drought worsens and global food prices hit record highs. Somalia...

Read more

Al-Shabaab oo qiratay in ay “20 qof” ku laysay Hiiraan

09/03/2022
Al-Shabaab oo qiratay in ay “20 qof” ku laysay Hiiraan

BELEDWAYNE, HirShabelle - In ka badan 20 qof oo rayid ah oo ka soo ambabaxay magaalada Beledweyne kuna sii jeeday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, ayaa la rumeysan...

Read more

Qof kale oo maydkiisa laga dhex helay duulimaad Kenya Airways

09/03/2022
Qof kale oo maydkiisa laga dhex helay duulimaad Kenya Airways

NAIROBI, Kenya - Qof rakaab ah ayaa maydkiisa laga dhex heley duulimaad ay samaysnaysay diyaaradda Kenya Airways oo u kala gooshaysay Nairobi iyo New York. War ay soo...

Read more

Jubbaland iyo dowladda federaalka oo ka gorgortamaya Gedo

09/03/2022
Jubbaland iyo dowladda federaalka oo ka gorgortamaya Gedo

MUQDISHO, Soomaaliya - Warar hordhac ah oo soo baxaya ayaa sheegaya in ay hoosta ka socdaan wadahadalo biloow ah oo u dhaxeeya dowlad goboleedka Jubbaland iyo dowladda federaalka...

Read more

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related News

UN Security Council authorises new AU mission in Somalia

UN Security Council authorises new AU mission in Somalia

04/02/2022
Al-Shabab Fears Somalia's Military Court

Al-Shabab Fears Somalia's Military Court, Judge Says

01/15/2022
Farmajo: I am not quitting, I have solutions to our problems

Farmajo: I am not quitting, I have solutions to our problems

05/09/2022

Browse by Category

  • Africa
  • Business
  • Business
  • Cartoons
  • Editorial
  • Environment
  • National Security
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Somalia
  • World
Garowe Online

The independent news Web site GaroweOnline.com is the online sister publication of Radio Garowe, a community radio station based in Garowe, the State capital of Puntland, a self-governing region in northern Somalia.

CATEGORIES

  • Africa
  • Business
  • Business
  • Cartoons
  • Editorial
  • Environment
  • National Security
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Somalia
  • World

BROWSE BY TAG

Abdirahman Abdishakur Abiy Ahmed africa Africom Al-Shabaab Al shabaab alshabaab AMISOM ATMIS Biden Danab election elections Eritrea Ethiopia Fahad Yasiin farmajo featured federal Hassan Shiekh Journalist Kenya Madeira mogadishu NISA Oil Parliament Police Puntland roble Rooble Said Dani SNA somalia somaliland Tigray Turkey UAE Ukrain UN US USA Villa Somalia WFP world

Copyright © GAROWONLINE All Rights Reserved

No Result
View All Result
  • Home
  • Somalia
  • World
    • Africa
  • National Security
  • Environment
  • Opinion
    • Editorial
    • Cartoons
  • Sports

Copyright © GAROWONLINE All Rights Reserved

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password? Sign Up

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In