Subscribe to our newsletters

Sign up to our morning and evening newsletters for Garowe's well curated list of our daily highlights.

Garowe Online
  • Home
  • Somalia
  • World
    • Africa
  • National Security
  • Environment
  • Opinion
    • Editorial
    • Cartoons
  • Sports
No Result
View All Result
  • Login
  • Register
Garowe Online
  • Home
  • Somalia
  • World
    • Africa
  • National Security
  • Environment
  • Opinion
    • Editorial
    • Cartoons
  • Sports
No Result
View All Result
Garowe Online
No Result
View All Result

Jubbaland iyo dowladda federaalka oo ka gorgortamaya Gedo

Shuruudaha ugu waaweyn ee Jubaland wadato ee ay ku diidantahay dowladda federaalka ayaa ah arrinta gobolka Gedo.

Author
09/03/2022
in Somalia
Reading Time: 1 min read
15
SHARES
243
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

MUQDISHO, Soomaaliya – Warar hordhac ah oo soo baxaya ayaa sheegaya in ay hoosta ka socdaan wadahadalo biloow ah oo u dhaxeeya dowlad goboleedka Jubbaland iyo dowladda federaalka oo ku saabsan mustaqbalka gobolka Gedo oo ay hadda gacanta ku hayaan ciidamada federaalka.

You might also like

Horn of Africa: 5 things you need to know about famine

Al-Shabaab oo qiratay in ay “20 qof” ku laysay Hiiraan

Qof kale oo maydkiisa laga dhex helay duulimaad Kenya Airways

Jubbaland ayaa doonaysa in maamul ahaan lagu wareejiyo gobolka Gedo oo ay gacanteeda ka saartay maamulkii hore ee madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Xildhibaan la hadlay shalay warbaahinta gudaha oo lagu magacaabo Shire Cabdi ayaa sheegay in Jubbaland ay doonayso in ay soo magacaabato guddoomiyaha gobolka iyo guddoomiyeyaasha degmooyinka.

Ciidamada NISA ee Gedo jooga ayaa lagu amray in ay toos u hoos tagaan Muqdisho, maamulka meesha ka jirana uu la shaqeeyo dowladda federaalka illaa inta xal looga helayo arrinka murugsan ee taagan.

Shuruudaha ugu waaweyn ee Jubaland wadato ee ay ku diidantahay dowladda federaalka ayaa ah arrinta gobolka Gedo.

GAROWE ONLINE

Tags: featured

Sign Up For Our Newsletter

Subscribe to our mailing list to receives daily updates direct to your inbox!

Share6Tweet4
Previous Post

Maraykanka: Al-Shabaab Waxay biloowday adeegsiga drones-ka

Next Post

Qof kale oo maydkiisa laga dhex helay duulimaad Kenya Airways

Recommended For You

Horn of Africa: 5 things you need to know about famine

09/06/2022
Horn of Africa: 5 things you need to know about famine

Famine will occur in parts of Somalia between October and December, the United Nations warned this week, as drought worsens and global food prices hit record highs. Somalia...

Read more

Al-Shabaab oo qiratay in ay “20 qof” ku laysay Hiiraan

09/03/2022
Al-Shabaab oo qiratay in ay “20 qof” ku laysay Hiiraan

BELEDWAYNE, HirShabelle - In ka badan 20 qof oo rayid ah oo ka soo ambabaxay magaalada Beledweyne kuna sii jeeday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, ayaa la rumeysan...

Read more

Qof kale oo maydkiisa laga dhex helay duulimaad Kenya Airways

09/03/2022
Qof kale oo maydkiisa laga dhex helay duulimaad Kenya Airways

NAIROBI, Kenya - Qof rakaab ah ayaa maydkiisa laga dhex heley duulimaad ay samaysnaysay diyaaradda Kenya Airways oo u kala gooshaysay Nairobi iyo New York. War ay soo...

Read more

Maraykanka: Al-Shabaab Waxay biloowday adeegsiga drones-ka

09/03/2022
Maraykanka: Al-Shabaab Waxay biloowday adeegsiga drones-ka

WASHINGTON, USA - Mas’uul sare oo ka tirsan dowladda Maraykanka ayaa u sheegay shirka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay in ururka Alshabaab ay haatan biloowday adeegsiga tijnoolajiyadda si...

Read more

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related News

New Chinese fleet sent for Gulf of Aden escort mission

New Chinese fleet sent for Gulf of Aden escort mission

01/16/2022
It's for Somaliland and Federal Govt of Somalia to decide their future - Vicky Ford

It's for Somaliland and Federal Govt of Somalia to decide their future – Vicky Ford

01/19/2022
US: Al-Shabaab will not triumph, it will crumble

US: Al-Shabaab will not triumph, it will crumble

09/03/2022

Browse by Category

  • Africa
  • Business
  • Business
  • Cartoons
  • Editorial
  • Environment
  • National Security
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Somalia
  • World
Garowe Online

The independent news Web site GaroweOnline.com is the online sister publication of Radio Garowe, a community radio station based in Garowe, the State capital of Puntland, a self-governing region in northern Somalia.

CATEGORIES

  • Africa
  • Business
  • Business
  • Cartoons
  • Editorial
  • Environment
  • National Security
  • News
  • Opinion
  • Politics
  • Somalia
  • World

BROWSE BY TAG

Abdirahman Abdishakur Abiy Ahmed africa Africom Al-Shabaab Al shabaab alshabaab AMISOM ATMIS Biden Danab election elections Eritrea Ethiopia Fahad Yasiin farmajo featured federal Hassan Shiekh Journalist Kenya Madeira mogadishu NISA Oil Parliament Police Puntland roble Rooble Said Dani SNA somalia somaliland Tigray Turkey UAE Ukrain UN US USA Villa Somalia WFP world

Copyright © GAROWONLINE All Rights Reserved

No Result
View All Result
  • Home
  • Somalia
  • World
    • Africa
  • National Security
  • Environment
  • Opinion
    • Editorial
    • Cartoons
  • Sports

Copyright © GAROWONLINE All Rights Reserved

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password? Sign Up

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In